Wararka
-
Shirjaraa'id oo aan kaga jawaabayo hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha SOLJA
Shirjaraa'id oo aan kaga jawaabayo hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha SOLJAFriday February 15, 2019 - 21:52:05 -
Sawirka iyo sheekada maxbuus dayyac ugu dhintay Jeelka weyn ee Hargeysa
Waa gudaha qol ka mid ah xabsiga dhexe ee Hargeysa , ninka ka muuqada sawirka waxa la yidhaahdaa Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xirsi , daryeel la'aan caafimaad buu ugu geeriyooday gudaha Jeelka .Hadaba sidee bay wax u dheceen ? halkan hoose ka akhriso :Saturday January 12, 2019 - 18:47:15 -
Eraygii barahayga Cabdilqaadir Dacmiish. كلمة أستاذي عبدالقادر دعميش.
Eraygii barahayga Cabdilqaadir Dacmiish. كلمة أستاذي عبدالقادر دعميش.Wednesday January 09, 2019 - 21:47:02 -
9ka ka soo hadhay 17ka
Qaybta 3aad Waxa aan xabsiga dhexe ee Hargeysa ku soo arkaySaturday January 05, 2019 - 22:17:44 -
قادة الجبهة الوطنية لتحرير أغادين Hogaanka JWXO
قادة الجبهة الوطنية لتحرير أغادين Hogaanka JWXOFriday January 04, 2019 - 22:06:58 -
Waxa aan xabsiga dhexe ee Hargeysa ku soo arkay ( Maraggayga)
Qaybta 2aad Ninkii loo diididay isdaawaynta ee geeriyooday.Friday January 04, 2019 - 16:39:36 -
Waxa aan xabsiga dhexe ee Hargeysa ku soo arkay ( Makhraatigayga)
Qaybta 1aad adeegga caafimaad ee jeelkaThursday January 03, 2019 - 20:38:22 -
Xadhig iyo xoriyad
"Ninkaa waan xidhi lahaaye wuu iga baxsaday " Muuse Biixi CabdiThursday January 03, 2019 - 18:31:05 -
Shidaalka Ogaden Basin ee dhulka Soomaali Galbeed: Khatartii ugu weyneyd oo soo wajahdey Soomaalida gumeysiga ku hoos nool
Qeybtii 1aad: Hordhac Shirkadda Shiinaha ee Poly-GCL ayaa maanta billaabaysay soosaarka gaaska ceelasha Elelle (Hilala). In kasta uu koobnaan doono, maadaama lagu dhaaminayo booyado ama haamaha gaaska si shirkadaha shamiintada iyo goobaha tamarta badan ku baxdo, haddana waa tallaabo naxdin weyn ku noqatay qof walba oo Soomaali ah oo damiir iyo dareen waddani ah leh. Dad yar oo waxgarad ah baa fahansan barnaamijka ra'iisul wasaaraha (RW) cusub ee Itoobiya loo soo xambaariyay. Faahfaahin intaa dheer sii geli meyno hadda wakhtigan xaadirka ah, laakiin waa in aynu niyadda ku heynaa qorshaha siyaasadeed ee socda uu yahay xeelad ka mid ah xeeladaha dagaal ee ka socdo Geeska Afrika. Qoraalkan 1aad ee ugu horeeya waxaan ugu talagaley in Soomaalida sawir muuqaal ah aan ka siiyo xaaladda taagan, si dareenkooda aragtida u helo xaqaa'iiq ay ka tusaala qaataan. Waxay rajadeydu tahay in arrintani Soomaalida ku abuurto lexjeclo, dabadeedna u midoobaan difaaca kheyraadkooda iyo ilaalinta mustaqbalka ummaddooda.Sunday July 01, 2018 - 22:14:17 -
Danta Itoobiya ee Heshiiska DP World ee Dekadda Berbera! (Qorshihii Meles Zenawi)
Qorshaha Mashruucan dowlada Itoobiya waxay soo bilowday 15 sano kahor, wuxuuna qeyb ka ahaa mashaariicdii Raysalwasaarihii hore ee Itoobiya Meles ZenawiTuesday March 06, 2018 - 22:41:33